Waa Dugsigii ugu horeeyay Mu'asasada IFTIIN. Waxana la xarig jaray 19 - Feb- 2009 kii, waxa uuna ku yaal xaafadda Bakiin ee deg Cadaado. Tiro tixanaha Emiska ee Dugsiga waa 1661 dugsiga hoose iyo dhexe. Halka dugsiga sare uu yahay 584. Ku soo dhowoow Gacmo Furan iyo waxbarasho tayo leh
Omar Al-faruq Primary & Secondary School
Social Plugin